www.archive-net-2013.com » NET » L » LAACIB

Choose link from "Titles, links and description words view":

Or switch to "Titles and links view".

    Archived pages: 524 . Archive date: 2013-02.

  • Title: Laacib.net | Horyaalka Ciyaaraha Caalamka.
    Descriptive info: .. About Us.. Sharuucda Fekradaha Laacib.. net.. Nagala Soo Xiriir.. Inoo Shaqee (Work For Us).. Wararka Maanta.. Suuqa.. Soomaaliya.. Maqaal.. Latin America.. Horyaalada.. Spain.. Italy.. Holland.. Germany.. France.. England.. Falanqeyn.. Euro 2012.. Deadline Day.. Champions League.. Africa.. Next.. Previous.. Gerrard: Xulka England Waxa Uu Doonayaa Inuu Caawiyo Gascoigne.. Kabtanka xulka England Steven Gerrard ayaa sheegay in ay dhammaan xulka England ay doonayaan inay caawiyaan xiddigii hore ee Saddexda Libaax Paul Gascoigne, iyadoo uu tababare Roy Hodgson uu ka digay in uu u baahan yahay in tallaabo adag laga qaado.. Xiddigii hore ee England.. 05-February-2013.. 1 Comment.. Read More.. Barcelona Oo Dooneysa Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero.. Kooxda Barcelona ayaa u dhaqaaqi doonta weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero sida ay daabaceen wargeysyada ka soo baxa Spain.. Punto Pelota ayaa sheegtay in Blaugrana ay eegi doonto ciyaaryahanka xulka Argentine dhamaadka xilli ciyaareedka iyadoo wararkuna sheegayaan in laga yaabo in David Villa uu ka.. 7 Comments.. Ciyaaryahanka Qadka Dhexe Ee Barcelona Song Oo Dhaawac Awgii Uga Haray Xulka Dalkiisa Cameroon.. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Barcelona Alex Song ayaa dhaawac jilibka awiigii ugaga haray xulka dalkiisa oo kulan saaxibtinimo Arbacada la ciyaarayo xulka Tanzania.. 25-jirkan hore uga mid ahaa kooxda Arsenal ayaa lagu waday in uu ka qeybqaato kulankan ka dhacaya Dar es Salaam balse waxaa.. Tababare Hodgson Oo Xaqiijiyay In Ashley Cole Uu Kulankiisii 100aad U Safan Doono England.. Tababaraha xulka England Roy Hodgson ayaa xaqiijiyay in Ashley Cole uu ku bilaaban doono kulanka saaxibtinimo ee Arbacada ay la yeelan doonaan Brazil uuna noqon doono kulankiisii boqolaad.. Daafaca bidxeed ee Chelsea ayaa noqonaya ciyaaryankii toddobaad ee boqol kulan u safta xulka England waxana uu.. 2 Comments.. Xiddiga Brazil Neymar Oo U Sheegay England Inaysan Ku Guuleysan Doonin Koobka Adduunka.. Xiddiga reer Brazil Neymar ayaa u sheegay in England aysan awood u laheyn inay ku guuleysato koobka aduunka islamarkaana ay ku tiirsan yihiin inta badan xiddiga Manchester United Wayne Rooney.. Neymar oo maanta u dabaaldegayay dhalashadiisii 21aad islamarkaana England ka hor imaan doona arbacad kulanka.. 15 Comments.. Kabtanka xulka England Steven Gerrard ayaa sheegay in ay dhammaan xulka England ay doonayaan inay.. Kooxda Barcelona ayaa u dhaqaaqi doonta weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero sida ay daabaceen wargeysyada.. Tababaraha xulka England Roy Hodgson ayaa xaqiijiyay in Ashley Cole uu ku bilaaban doono kulanka.. Xiddiga reer Brazil Neymar ayaa u sheegay in England aysan awood u laheyn inay ku.. Weeraryahanka Manchester United Van Persie Oo Ammaanay Qaab Ciyaareedka Balotelli.. 9 Comments.. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Barcelona Alex Song ayaa dhaawac jilibka awiigii ugaga haray xulka dalkiisa.. Zlatan Ibrahimovic: Lionel Messi Waa Ciyaaryahanka Adduunka Ugu Fiican.. Zlatan Ibrahimovic ayaa qirtay in Lionel Messi uu yahay ciyaaryahanka ugu fiican adduunka isagoo isku.. 4 Comments.. Barcelona Oo Shaacisay In Messi Uu Kooxda U Saxiixayo Hishiis Cusub Maalinta Qamiista.. Xidiga Barcelona ee Messi ayaa lagu wadaa in maalinta qamiista ah uu kordhinayo qandaraaska uu.. 5 Comments.. Wargeyska Deportivo Oo Qoray In Alonso Dhaawac Qabin Balse Ujeedka Kale Uu Qaranka Uga Haray.. 05-February-2013 -.. Marouane Fellaini Oo La Shaki Gilinayo In Uusan Ka Qeyb Gali Doonin Kulanka Man United.. Kulankii Champions League Ee England Lagu Ciyaaray Ee Shakiga Laga Qabo In La Qorsheeyay Oo La Ogaaday.. Rio Ferdinand Haddii Qaranka La Iiga Yeero , Aniga Oo Ordaya Aadi Lahaa.. Xidiga Cusub Ee QPR Loic Remy Oo Garoomada Ka Maqnaanaya Muddo Fog.. Ronaldo Oo Sheegay In Real Xiligaan Ka Wanaagsan Yihiin Man United.. Barcelona Oo Lagu Waramayo In  ...   Jose Mourinho ayaa sheegtay inuusan marnaba dooneyn inuu macalin.. Sneijder iyo Robben Oo Laga Reebay Xulka Netherland Ee Ciyaarta Saaxibtinimo Ee Italy.. Tababaraha Netherland Louis van Gaal ayaa waxa uu doortay.. Daafac Casaan La Siiyay Darteed Feer Ku Jabiyay Daaqad Quraarad Ka Sameysan Isbitaalna La Dhigay.. Daafaca kooxda PSV Erik Pieters ayaa loo qaaday isbitaal.. Wakiilka Sneijder: Maalin Walba Koox Cusub Ayaa U Imaada Wesley Sneijder.. Wakiilka Wesley Sneijder, Soren Lerby, ayaa cadeeyay in kooxo.. Kooxda Liverpool Oo Ku Biirtay Tartanka Loogu Jiro Bisha Janaayo Saxiixa Xiddiga Inter Milan Wesley Sneijder.. Kooxda Liverpool ayaa ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa.. Wenger: Arsenal Maxay Wax U Soo Iibsaneysaa Marka Gervinho Uu Yahay Xiddiga Ugu Fiican Qaramada Afrika.. Burkina Faso Oo U Soo Baxday Semi-finalka Qaramada Afrika Ka Dib Markii Ay Dubteen Togo.. Nigeria Oo U Soo Baxday Semi-finalka Qaramada Afrika Ka Dib Markii Ay Dubteen Xulkii Koobkaan Loo Sadaalinayay Ee Ivory Coast.. WAREYSI: Ronaldinho Oo Ka Hadlay Xiddigaha England, Lionel Messi, Goolkiisii Ugu Fiicnaa, Iyo Man Utd.. Carrick,Defoe iyo Sturridge Oo Dhaawac Awgii Aan Ciyaarayn Kulanka Saaxibtinimo ee England iyo Brazil.. Weeraryahanka Santos Neymar Oo Lagu Wado Inuu Ku Biiro Barcelona Xaggaaga (Warbixin).. Baaritaanka ay wadaan Boliiska Yurub ee la xiriira ciyaaraha la qorsheeyay ayaa ka shakinaya kulan ay Liverpool 2009kii Champions League.. 17 Comments.. Steven Gerrard: Liverpool Weli Waa Ay U Tartami Kartaa Booska Champioms League Xilli Ciyaareedkan.. Kabtanka Liverpool Steven Gerrard ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa ay weli u soo bixi karto Champions League.. 04-February-2013.. 29 Comments.. Kulan Champions League Ah Oo England Lagu Ciyaaray Oo Ka Mid Ciyaaro Badan Oo Natiijoyinkooda La Qorsheeyay Oo Baaritaan Uu Ku Socdo.. Kulan Champions League ah oo lagu ciyaaray England ayaa ka mid ah kulamo la sheegay in natiijooyinkooda la.. 33 Comments.. Roberto Mancini: Waxaan Taageeri Doonaa Man United Kulanka Champions League Ee Real Madrid.. Roberto Mancini ayaa qirtay inuu isku dayi doono inay taageero Mancheser United kulanka Bernabeu ee isbuuca soo socda.. 03-February-2013.. 43 Comments.. Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday inaysan jirin sabab kooxdiisa uu u xoojiyo.. 24 Comments.. David Villa Oo Ku Biiraya Arsenal Xaggaaga Soo Socda.. 22 Comments.. 27 Comments.. Juventus Oo Ka Fikireysa In Mar Kale Ibrahimovic Ku Soo Celiyaan Garoonkooda.. 02-February-2013.. 3 Comments.. Kubadsameeyaha Cusub ee Inter Milan Mateo Kovacic Oo Xiran Doona Maaliyadii Uu Ka Tagay Sneijder.. 01-February-2013.. Peter Odemwingie Oo Difaacay Waji Gabaxii Uu Xalay Kala Kulmay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.. 12 Comments.. RASMI: Arsenal Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Malaga Nacho Monreal.. 50 Comments.. Gerrard: Xulka England Waxa Uu Doonayaa Inuu Caawiyo Gascoigne.. Kabtanka xulka England Steven Gerrard ayaa sheegay in ay dhammaan xulka England ay doonayaan inay caawiyaan.. Tababaraha kooxda Borussia Dortmund Jurgen Klopp ayaa indhaha ku haya inuu taratan cusub la galo tababaraha.. 30-January-2013.. 18 Comments.. Ciyaaryahanka Qadka Dhexe Ee Barcelona Song Oo Dhaawac Awgii Uga Haray Xulka Dalkiisa Cameroon.. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Barcelona Alex Song ayaa dhaawac jilibka awiigii ugaga haray xulka dalkiisa oo.. Nagula Soo Biir Bogageena.. Facebook.. Twitter.. Xiiso Leh.. Laacib.. net waa shabakad ciyaaraha ka faaloota oo ku baxda afka Soomaaliga, waxaana la aasaasay 23kii November 2010kii.. Shabakada ciyaaraha laacib.. net waxa ay inta badan diirada saartaa ciyaaraha caalami ee kubada cagta, waxaana ay ku dadaalaan sidii ay akhristayaashooda uga haqabtiri lahaayeen baahida ay u qabaan inay la socdaan ciyaaraha caalamka.. 2012,.. Log in.. -.. Posts.. Add New.. Powered by WordPress.. - Designed by.. Gabfire Themes..

    Original link path: /
    Open archive

  • Title: Laacib.net | About Us
    Descriptive info: Home.. net waxaa ka go\ an inay idiin soo gudbiso warar xaqiiq ah oo laga soo xigtay ilo muhim ah oo lagu kalsoon yahay, si taasi aan hubinana waxaan mar walba wararkeena raacinaa halka aan ka soo xiganay.. Shaqaalaha laacib.. net waxa ay had iyo  ...   Facebook, Twitter ama Email ahaan ay inoogu soo diraan.. Waxaan isku daynaa intii karaankeena inaan fekradahooda qaadano.. Wixii faahfaahin dheeri ah oo aad u baahan tahay waxaad mar walba inagala soo xiriiri kartaa info@laacib.. net, inaga ayaana sida ugu dhaqsiyaha badan kuula soo xiriiri doona.. 2011,..

    Original link path: /about-us/
    Open archive

  • Title: Laacib.net | Sharuucda Fekradaha Laacib.net
    Descriptive info: Sharuucda Fekradaha Ama Aragtiyada.. Fekradaha laga dhiibto wararka aan soo qorno waxaa loogu talo galay in akhristayaasheena ay kaga jawabaan ama aragtiyadooda ka dhibtaan wararka maalintaas soo baxa, islamarkaana ay wadaagaan ama isweydaarsadaan fekrado kala duwan, wax ka bartaan ama qibrad la xiriirta isbrashada iyo furfurnaanta ka helaan.. net mas\ uul kama ahan fekrad kasta oo uu qof soo qoray.. Fekradaha lama fiiri doono inta aan la soo bandhigin ka hor.. Si kastaba, waxaan xaq u leenahay inaan masaxno ama tirtirno, waxaan sidoo kale xaq u leenahay inaan akhristayaasha qaarkood ee sharuucdaan ku xadgudba inaan ka u diidno inay fekrad kale dhiibtaan hadii lagama maarmaan ay noqon weyso.. 7 sharci oo aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor inta aadan fekrad qorin:.. Waan masixi ama tirtiri doonaa:.. Hadii fekradaada ay ku jirto hadalo aflagaado ah, hadii ay ku socon laheyd shaqsi, ciyaaryahan ama koox, waan masixi doonaa.. hadii fekradaada aan ka  ...   mar hore ay soo muuqtay lakiin aad mar kale soo gelisay.. Hadii fekradaada ay ku jirto xayaysiin ama dacaayad aad u sameyneyso waxyaabo ganacsi ah.. Hadii Fekradaada ay iska dhigeyso qof kale, ama aad adigaba iska dhigeyso inaad qof kale tahay.. Hadii magaca fekradaada uusan micno sameyneynin oo aan u aragno inuu yahay mid aan habooneyn.. Ogolaanshaha.. Mararka qaar waxaa dhici karta adigoon ku xadgudbin sharuucda kore, in fekradaada soo muuqan weyso, waxba ha ka walwalin sida ugu dhaqsiyaha badan ayay u soo muuqan doontaa marka aan anaga soo ansixino.. Sirtaada.. net ma soo bandhigi doonto fahfaahintaada shaqsiyadeed, sida Email-kaaga, waxaana Fekradaada ka muuqan doona kaliya magaca aad ku soo dhiibatay.. Isticmaalka.. Fekradahaada waxaa laga yabaa inaan u isticmaalno siyaabo kale duwan, hadii ay ahaan laheyd xayaysiis, waxaan leenahay xuquuqda aan ku minguurin karno fekradaada.. Hadii aad qabto wax su\ aal ah ama aad raadineyso faahfaahin dheeri ah, inoogu soo dir info@laacib..

    Original link path: /sharuucda-fekradaha-laacib-net/
    Open archive
  •  

  • Title: Laacib.net | Nagala Soo Xiriir
    Descriptive info: Waxaad inagala soo xiriiri kartaa emailka: info@laacib..

    Original link path: /nagala-soo-xiriir/
    Open archive

  • Title: Laacib.net | Inoo Shaqee (Work For Us)
    Descriptive info: net waxa ay u baahan tahay shaqaale cusub oo ka mid noqda bahda laacib.. net ee howsha balaaran u haya bulshada xiiseysa ciyaarta kubada cagta.. Hadii aad dooneyso inaad la shaqeyso laacib.. net fadlan fiiri sharuudaha ku horyaala, islamarkaana inagala soo xiriir info@laacib.. Sharuudaha lagaaga baahan yahay:.. 1- Inaad kasoo baxday ugu yaraan dugsi sarre.. 2- Inaad si fiican u taqaano luqada Ingariiska  ...   ah waxaad leedahay texgelin gaar ahaaneed.. 3- Inaad tahay qof agabka shaqada lagaaga baahan yahay si fudud ku heli kara, tusaale ahaan Computer iyo Internet.. 4- Inaad leedahay aqoon saxaafadeed, islamarkaana aad xiiseyso ciyaaraha kubada cagta.. Hadaba hadii sharuudahaas ay yihiin kuwa aad ka soo bixi karto fadlan email inoogu soo dir info@laacib.. net inaga ayaa 48 saacadood gudaheeda kuu soo jawaabi doona..

    Original link path: /la-shaqeey-laacib-net/
    Open archive

  • Title: Laacib.net | Archive | Wararka Maanta
    Descriptive info: Archives by category Wararka Maanta.. Posted on 05-February-2013 by.. Mohamed Aseyr.. and saved under.. ,.. Share This Post.. Tweet.. Google1.. Google.. Xiddigii hore ee England Gascoigne ayaa muddo dheer waxa.. /.. Continue reading.. Punto Pelota ayaa sheegtay in Blaugrana ay eegi doonto ciyaaryahanka xulka Argentine dhamaadka xilli ciyaareedka iyadoo wararkuna sheegayaan in laga yaabo in David Villa uu ka tago kooxda.. Weeraryahankii hore ee.. 25-jirkan hore uga mid ahaa kooxda Arsenal ayaa lagu waday in uu ka qeybqaato kulankan ka dhacaya Dar es Salaam balse waxaa la sheegay in uu haatan.. Daafaca bidxeed ee Chelsea ayaa noqonaya ciyaaryankii toddobaad ee boqol kulan u safta xulka England waxana uu raaci doonaa wadadii ay mareen.. Saed Mohamed Balaleti ( @Saedmohd).. Neymar oo maanta u dabaaldegayay dhalashadiisii 21aad islamarkaana England ka hor imaan doona arbacad kulanka saaxiibtinimo ee lagu xusay xiriirka.. Xiddiga kooxda Manchester United Robin van Persie ayaa amaan u soo jeediyay weeraryahanka AC Milan Mario Balotelli, isagoo aaminsan in weeraryahankan reer Italy uu yahay weeraryahan dhamaystiran.. Weeraryahanka reer Italy oo ka  ...   Camp Nou isagoo ka garab ciyaaray kabtanka Argentina, waxaana uu.. Osman Fantastik.. Warar laga helay kooxda Everton ayaa sheegaya in laacibkooda qadka dhexe kubada ka sameeya ee Marouane Fellaini uu ka maqnaanayo kulanka adag ee ay la leeyihiin kooxda United , taasina waxa ay yareeneysa rajadii Everton.. Xidigaas 25-sano jirka ah ayaa ku biiray xerada tababrka qaranka dalkiisa Bilgim si uu uga.. Baaritaanka ay wadaan Boliiska Yurub ee la xiriira ciyaaraha la qorsheeyay ayaa ka shakinaya kulan ay Liverpool 2009kii Champions League la ciyaartay kooxda Hungaria ee Debrecen in qamaar sharci darro ah la dhigtay.. Wargeyska Denmark ka soo baxa Ekstra Bladet ayaa sheeganaya in qolyo gaagistiro sharad sharci darro dhigta inay.. Xidiga Barcelona ee Messi ayaa lagu wadaa in maalinta qamiista ah uu kordhinayo qandaraaska uu kula joogo kooxdiisa iyadoo uu qalinka ku duugayo hishiis uu kooxda kula joogayo illaa iyo sanadka 208-ka.. Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa hishiisyda u kordhiyay Barcelona xidigaha kale ee kala ah Xavi iyo.. Page 1 of 506.. 1.. 2.. 3.. Next.. Last.. 2013,..

    Original link path: /category/wararka-maanta/
    Open archive

  • Title: Laacib.net | Archive | Suuqa
    Descriptive info: Archives by category Suuqa.. Posted on 04-February-2013 by.. Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday inaysan jirin sabab kooxdiisa uu u xoojiyo bishii Janaayo marka ciyaaryahanka ay kooxda iska leedahay ee Gervinho uu ahaa ciyaaryahankii ugu fiicnaa koobka qaramada Afrika.. Gunners ayaa haatan kaalinta 6aad kaga jirta horyaalka Premier League waxaana ay afar dhibcood u jiraan kaalinta.. Posted on 03-February-2013 by.. Weeraryahanka Barcelona David Villa ayaa doonaa in uu ku biiro Arsenal xaggaaga soo socda sida ay sheegayaan warbaahinta Ingiriiska.. Wargeyska The Sun ayaa shaaciyay in 31jirkan weeraryahanka ah uu rajaynayo in uu ka tago Camp Nou dhamaadka xilli ciyaareedkan uuna heshiis la saxiixdo waqoyiga London, Arsene Wenger ayaa ku guuldareystay.. Weeraryahanka da da yar ee kooxda Santos ee Neymar ayaa u saxiixi doona heshiis uu si rasmi ah ugu biirayo kooxda Barcelona sida ay shaaciyeen saxaafada Catalans.. Sport.. es ayaa waxa uu sheegayaa in 20jirka weeraryahanka ah uu ku biirayo kooxda Tiro Vilanova bisha July ee sanadkan kadib marka uu soo dhamaado.. Posted on 02-February-2013 by.. Inkastoo uu xermay suuqa kala wareega ciyaartooyada hadana Juventus ayaa ka fikereysa in ay mar kale ay soo ceshtaan xidiga kooxda PSG ee dalka faransiiska Zlatan Ibrahimovic Ilo wareedyo laga helayo gudaha Juventus ayaa sheegaya in  ...   reer Nigeria uu u dhaqmay si ka baxsan sharciga markii uu u safray London isagoo aan ogolaansho.. Nacho Monreal kaasoo u dhaqaaqeen maanta oo aheyd maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga ka dib markii ciyaaryahanka uu heshiis la gaaray kooxda Gunners.. Arsenal ayaa mar sii horeysay heshiis lagu sheegay inuu gaarayo 10 milyan euro waxa ay la gashay kooxda Malaga oo ku saabsan saxiixa 26 jirkaan.. Suuqa Kala Iibsiga Oo Xirmay Liiska Ciyaartoyda La Kala Wareegay Maalintii Ugu Danbeysay Ee Suuqa.. Suuqa kala iibsiga ayaa si rasmi ah u soo xirmay, waxaana uu ku soo xirmay wajigabaxa Peter Odemwingie kaasoo isagoo aan ogolaansho heysan ka soo tagay kooxdiisa islamarkaana iska xaadiriyay albaabka hore ee kooxda QPR, laakiin QPR ayaa u diiday inuu dhismahooda soo galo iyadoo ixtiraamaya West Brom oo aan ogolaansho siinin.. 70 Comments.. Barcelona Oo Xaqiijisay Inay Amaah Ku Fasaxeen Xiddigooda Da da Yar Isaac Cuenca.. Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay inay amaah ku fasaxeen xiddigooda da da yar Isaac Cuenca kaasoo ku biiray kooxda Ajax inta ka dhiman xilli ciyaaredkan saacado ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga.. Heshiiska amaahda ee ay kula wareegtay Ajax ayaa dhigaya in labada kooxood ay iska kaashadaan mushaharka ciyaaryahanka ilaa.. Page 1 of 135..

    Original link path: /category/suuqa/
    Open archive

  • Title: Laacib.net | Archive | Soomaaliya
    Descriptive info: Archives by category Soomaaliya.. Tartan Kubada Cagta Oo Loogu Magac Daray Koobka Nabada Oo Ka Bilowday Magaalada Jowhar.. Abdi Aziz Golf.. Tartan Kubada cagta ah oo loogu magac daray Koobka Nabada oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadaha reer Jowhar ee ku dhaqan UK iyo Sweden ayaa ka furmay magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe.. Koobkan oo ay ka qeyb galayaan 17-kooxood oo ah kooxaha ka dhisan Jowhar ayaa waxaa shalay oo.. Xulka K/Kolayga Dalkeena Soomaaliya Oo Guuldarro Ciriiri Ah Ay Ka Soo Gaartay Rwanda Semi-finalka Zone 5.. Posted on 25-January-2013 by.. Xulka Rwanda ayaa u talaabsaday finalka FIBA Afrika Zone 5 ka dib markii ay semi-finalka si dirqi ah kaga badiyeen xulka dalkeena Soomaaliya.. Ciyaarta oo aheyd mid xamaasad leh ayaa labada xul ay ahaayeen kuwa si aad ah isagu dhow oo aan farqi weyn u dhaxeynin ilaa dhamaadkii ciyaarta.. Xulka.. 37 Comments.. Xulka Kubada Kolayga Soomaaliya Oo Maanta Wajahaya Rwanda Semi-finalka FIBA Afrika Zone 5.. Xulka kubada kolayga Soomaaliya ayaa maanta wajihi doona semi-finalka FIBA Afrika Zone 5 xulka difaacanaya koobkaan ee Rwanda, iyadoo Soomaaliya ay u jirto kaliya inay gaarto finalka inay Rwanda ka talaabsadaan maanta.. Xulka dalkeena ayaa Group B oo ay kula wehliyeen xulalka Kenya iyo Burundi kaga soo baxay kaalinta 1aad.. 60 Comments.. Xulka K/Kolayga Dalkeena Soomaaliya Oo U Gudbay Semi-finalka Zone 5 Ka Dib Markii Ay Garaaceen Burundi.. Posted on 23-January-2013 by.. Xulka kubada kolayga Soomaaliya ayaa u gudbay semi-finalka koobka FIBA Afrika Zone 5 ka dib markii ay 98-80 kaga badiyeen xulka Burundi oo ay kuwada jiraan Group B.. Soomaaliya oo Group B ay kula wehliyaan Kenya iyo Burundi ayaa waxa ay garaacday labada xul ee Group-ka kula  ...   xiriirka kubada cagta Soomaaliya Cabdi Qani Saciid Carab.. Somalia Yay U Codeysay FIFa Ballon d Or? Gerrard Oo Taageeray Messi Iyo Casillas Oo U Codeeyay Ramos.. Posted on 08-January-2013 by.. Tababaraha xulka qaranka Soomaliya Abdi Farah Ali oo loo yaqaano Geela ayaa u codeeyay abaalmarinta FIFA Ballon d Or xiddiga xalay ku guuleystay abaalmarintaas markii afaraad oo isku xigta isagoo ka mid ah tababarayaasha FIFA ku jira ee codkooda dhiibanayay.. Tababare Geele ayaa dooqiisa koowaad ee abaalmarinta ka dhigtay Lionel Messi,.. 55 Comments.. Happy New Year 2013 Sannad Wacan Oo Wanaagsan!.. Posted on 01-January-2013 by.. Hanna Ibraahim.. Maanta waa maalinta koowaad ee sannadka cusub ee 2013, waxaan dhamaan akhristayaasheena leenahay meel kasta oo ay joogaan sannad wanaagsan oo wacan.. Shabakada Laacib.. net oo labadiisa ee ugu danbeysay akhristayaal badan ku yeelatay bulshada Soomaaliyeed ayaa waxa ay u rajeyneysaa sannadkan cusub inuu noqdo midkii noo hagaagee lagu han weyn.. Tartanka Bariga Iyo Bartamaha Afrika Oo Maanta Furmay Iyo Xulka Soomaaliya Oo Berri Ciyaaraya.. Posted on 24-November-2012 by.. Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa kulankooda ugu horeeya koobka bariga iyo bartmahada Afrika waxa ay ciyaari doonaan berrito marka ay geesaha isgeliyaan xulka Burundi oo ay kuwada jiraan Group B.. Somalia ayaa berrito ku qaabili doonta garoonka Namboole Stadium xulka Burundi iyadoo koobka bariga iyo bartamaha Afrika ay sannadkan martigelineyso wadanka.. net Oo Akhristaayasheeda U Rajeyneysa Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak!!!.. Posted on 19-August-2012 by.. Shabakada laacib.. net waxa ay ummada Muslimiinta iyo ummada Soomaliyeed la qeybsaneysaa farxada Ciida, waxaana akhristayaasheena meel kasta oo ay joogaan ku leenahay Ciid Wanaagsan Ciid Mubaarak.. Farxad iyo reyn reyn ku ciida, ciid wanaagsan ku ciida.. Kullu Am wa Antum Bi Khair.. Page 1 of 8..

    Original link path: /category/soomaaliya/
    Open archive

  • Title: Laacib.net | Archive | Maqaal
    Descriptive info: Archives by category Maqaal.. Weeraryahankii Hore ee Chelsea Didier Drogba Oo Maanta Lagu Arkay Garoonka Tababarka Chelsea.. Posted on 28-August-2012 by.. Weeraryahankii hore ee Chelsea Didier Drogba ayaa maanta soo booqday garoonka tababarka kooxdiisii hore ee Chelsea iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in laga yaabo in Drogba dib ugu soo laabto Premier League.. Booqashada maanta Drogba ee garoonka Cobham ee tababarka lagu qaato ayaa yimid kadib markii ay soo.. 42 Comments.. Drogba: Waxaan Ugu Biirey Shanghai Shenhua Waa Waayaragnimo Ee Ma Ahan Lacag.. Posted on 26-August-2012 by.. Didier Drogba ayaa sheegay in sababata ugu weyn ee uu ugaga tegey kooxda Chelsea uguna biirey Shanghai Shenhua aysan ahayn in uu lacag badan helo.. Ciyaaryahankan reer Ivory Coast ayaa dhinac Bari u wareegay bishii June ee sanadkan kadib markii uu sideed sano u ciyaarayay Stamford Bridge waxana uu sheegay.. 26 Comments.. Sahin: Inaan Ku Biiro Liverpool Waxaa Igula Taliyay Saaxibkey Xabi Alonso.. Ciyaaryahanka qadka dhexe uga ciyaara Real Madrid Xabi Alonso ayaa ka dhaadhiciyey Nuri Sahin in uu si amaah ah ugu biiro Real Madrid halkii uu u wareegi lahaa kooxda Arsenal.. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Turkiga ayaa heshiiskii uu ugu wareegayay Anfiel muddo 12 bilood ah la soo dhamaystirey iyadoo markii.. Video: Kabtankii Hore Ee England Beckham Oo Dhaliyey Gool Uu Si Toos Ah Ugaga Soo Laaday Koorne.. Posted on 24-August-2012 by.. Weeraryahankii hore ee England ayaa dhaliyey gool la yaab lahaa kulan uu u ciyaaray kooxdiisa LA Glaxy.. Beckham ayaa labo gool uu u soo dhisey kooxdiisa iyo gool uu ka dhaliyaha koornaha waxa ay sababeen inay 5-2 ugaga badiyaan kooxda Metapan.. Beckham oo nolol ku daray filim loogu magac daray.. 21 Comments.. Ciyaaryahanada Reer Belgium  ...   Soo Haray Tartanka laacibka Ugu Wanaagsan Ee Europe.. Posted on 14-August-2012 by.. Weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo laacibiinta Barcelona Lionel Messi iyo Andres Iniesta ayaa isugu soo haray tartanka laacibka Yurub ee UEFA.. Saddexda ciyaaryahan ayaa helay codadka ugu badan ee 53 weriye oo ka wakiil ahaa dhammaan xiriirada kubbada cagta ee ka jira dalalka qaarada Yurub.. Ciyaaryahanka qadka dhexe.. Shan walxood oo laga bartay kulamadii Barcelona iyo Man United iyo Real Madrid iyo AC Milan.. Posted on 09-August-2012 by.. Barcelona iyo Real Madrid ayaa waxaa sii wadeen guulihii ay gaarayeen diyaargarowga xilli ciyaareedka waxayna labada kooxood ay guulo ka gaareen kulankii Arbacada ay ciyaareen.. Barca ayaa waxa ay 2-0 rigoorayaal ah uga badisey Manchester United kadib markii 90kii daqiiqo ee ciyaarta barbarro ku dhamaatay iyadoo kulankana uu ka dhacay.. 31 Comments.. Ruugcadaagii Hore Ee Real Madrid Raul Oo Goolkiisii Ugu Horeeyey U Dhaliyey Kooxda Al Sadd.. Posted on 05-August-2012 by.. Raul ayay ku qaadatay hal kulan in uu goolkiisii u horeeyey u dhaliyo kooxda Al Sadd oo uu ku biiray kadib markii rigoore uu u laaday kooxdiisa kulan ay la yeesheen kooxda Mesaimeer Sabtidii.. Kabtankii hore ee xulka Spain ayaa u soo xilli ciyaareedkan u soo wareegay naadiga ka dhisan.. Arjen Robben Oo Sheegay In La Xaliyey Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Isaga Iyo Franck Ribery.. Posted on 28-July-2012 by.. Ciyaaryahanka weerarka garabka ah uga dheela kooxda Bayer Munich Arjen Robben ayaa shaaciyey in aysan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya isaga laacibka reer France ee ay isku kooxda yihiin Franck Ribery uuna jecel yahay in ay iska dhinac ciyaaraan.. Ciyaaryahanka reer Netherland ayaa la soo sheegay in uu.. 13 Comments.. Page 1 of 4.. 4..

    Original link path: /category/maqaal/
    Open archive

  • Title: Laacib.net | Archive | Latin America
    Descriptive info: Archives by category Latin America.. Iyadoo dhawaan ay ciyaar saaxiibtinimo isaga horimaanayaan xulalka England iyo Brazil ayaa jariirada England ka soo baxda ee Daily Mail waxa ay wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatay Ronaldinho.. Waxaana laacib.. net ay idiin soo tarjuntay wareysigaas ay qaaday jariirada Daily Mail oo u dhacday sida tan: Waa maxay xusuustaadii kuugu.. Tababaraha England Roy Hodgson ayaa dib u dhac waxa uu ka soo gaaray kadib markii saddex ka mid ah ciyaaryahanada xulka England ay dhaawacmeen.. Dani Alves Oo Sheegay In Taageerayaasha Real Madrid Ay Cunsuriyad Kula Dhaqmeen.. Posted on 31-January-2013 by.. Xiddiga Barcelona Dani Alves ayaa ku eedeeyay taageerayaasha Real Madrid in ay kula dhaqmeen fal cunsurinimo ah isaga oo sheegay in ay ku dhawaqayeen erayo ka dhan ah kulankii adkaa ee xalay.. Waxaa lagu wadaa in ururka kubadda cagta Spain ay baaritaan ku sameeyaan arintaas hadii Barcelona ay dacwad rasmi.. Liverpool Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Xiddiga Reer Brazil Phillipe Coutinho.. Posted on 30-January-2013 by.. Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe Philippe Coutinho kaasoo ay kala soo wareegeen kooxda Inter Milan iyagoo kula soo wareegay heshiis lagu sheegay 12 milyan euro.. Kubadsameeyaha reer Brazil ayaa qalinka ku duugi heshiis waqti dheer oo aan  ...   amaba dhamaadka kunturaada.. Shakira Oo Canugeeda U Horeeyay U Dhashay Ciyaaryahan Gerard Pique.. Fanaanada caanka ah ee Shakira ayaa shalay oo Talaado aheyd canugeeda u horeysay ku umushay magaalada Barcelona, sida ay ku shaacisay barteeda Internet-ka.. Shakira iyo seygeeda Gerard Pique oo u ciyaara kooxda Barcelona ayaa canugooda u bixiyay magaca Milan oo macno ahaan laga wado (sharaf,kalgaceyl iyo naxariis) , marka loo.. 32 Comments.. Ronaldinho Oo Lagu Soo Daray Iyo Kaka Oo Laga Reebay Xulka Brazil Ee La Ciyaari Doona England.. Tabababaraha Brazil luiz Felipe Scolari ayaa ku soo daray Ronaldinho 20ka ciyaaryahan ee xulka Brazil kuwaa oo bisha soo socota kulan saaxibtinimo la ciyaari doona xulka England.. 32-jirkaan ayaa markii ugu dambeysay xulka loo magac daray Selacao waxa uu u saftay February 2012, ciyaar saaxibtinimo oo 2-1 ay uga badiyeen.. 14 Comments.. Carlos Tevez Oo Qirtay Inuu Doonayo Inuu Ku Laabto Boca Juniors Ka Dib Qandaraaskiisa Man City.. Posted on 20-January-2013 by.. Weeraryahanka Man City Carlo Tevez ayaa shaaca ka qaaday in uu ganafka ku dhuftay dalab rasmi ah oo ay kooxda u soo jeedisay kaasi oo ku aadan in uu saxiixo hishiis laba xilli ciyaareed kale ah ee uu kooxda kula joogayo iyadoo uu ku adkeesanayo laacibka inuu ku laabto kooxdiisa.. Page 1 of 25..

    Original link path: /category/latin-america/
    Open archive

  • Title: Laacib.net | Archive | Horyaalada
    Descriptive info: Archives by category Horyaalada.. Page 1 of 463..

    Original link path: /category/horyaalada/
    Open archive



  •  


    Archived pages: 524